Midowga Afrika oo si adag uga hadlay rabshadaha ka socda dalka Koonfur Afrika

Midowga Afrika ayaa si kulul u cambaareeyay rabshadaha ka socda magaalooyin katirsan dalka Koonfur Afrika ee galaaftay nolosha ku dhawaad 100-qof sidoo kale lagu boobay hanti aad u badan. Qoraal uu soo saaray Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa lagu cambaareeyay rabshadaha ka socda dalka Koonfur Afrika ee dadka lagu dilayo sidoo kale … Continue reading Midowga Afrika oo si adag uga hadlay rabshadaha ka socda dalka Koonfur Afrika